Somaliland: Gudomiye Cirro oo Safaro Isdabajoog ah Todobaadkan ugu Baxay Wadamada Keniya, Itoobiya iyo Maraykanka

Date:

Waxa uu Cabdiraxman Ciro dalka Maraykanka uu kaga qaybgalidoona Shir Caalami oo laga hadlayo Arrimo Khuseya Somaliland.

Gudoomiyaha Golaha wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Shalay ka dhoofay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal, isaga oo ku sii jiida Dalka Maraykanka oo la sheegay in uu kaga qaybgalayo Shir caalami ah oo laga hadlayo arrimaha mandaqada geeska Afrika.

Inkasta oo aanu gudoomiyuhu warbaahinta ka hadal, basle Ilo xogogaal ahi waxay noo sheegen in Shirkaasi dawlada Maraykanku ku casuuntay ka dib markii uu todobaadkii hore kulan la yeeshay Masuuliyiinta ugu sareysa Safaarada Maraykanka ee Nayroobi, isla markan ay ka wadahadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay Doorashooyinka la filayo in dalka ka qabsooman 2017-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...