Somaliland: Gudoomiye Saleebaan Oo Ka Gaabsaday Inuu Ka Hadlo Khilaafka Xisbiga UCID Iyo Hadal Dhawaan Kasoo Yeedhay

Date:

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan  oo ay maanta warbaahintu ay wax ka weydiisay sababta uu uga hadli waayey khilaafka ka dhex taagan xisbiga UCID   oo uu gudoomiyuhu hore uga qeyb qaatey khilaafkii xisbul xaakimka kulmiye xalintiisa   ayaa waxaa uu gudoomiyuhu sheegay in aanu ka  hadlen khilaafkaasi .

Guduumiye saleebaan oo arintaasi ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi

“Arinta khilaafka xisbiga UCID waxba ka odhan maayo , waar waxba ka odhan maayo ayaan idin idhi ama su,aashaas soo cel cesha ama ha soo cel celinina ” ayuu yidhi gudoomiye Saleebaan .

Dhanka kalena gudoomiye Saleeban  sidoo kale waxa uu ka gaabsaday inuu sharaxaad ka bixiyo hadal dhawaan kasoo yeedhay oo uu ku sheegay dadka abaaruhu saameeyeen ee gobolka awdal inay yihiin dad caydha una baahan gurmad, taasi oo ay bulshada gobolka awdal u qaadatay hadal naxli ah.

 

Arinkan ayaa bulshada somaliland iswaydiinaysay sababta uu gudoomiye Saleebaan uga hadli la yahay khilaafka xisbiga UCID madama uu udoomiye ka yahay golaha guurtida somaliland oo badanaa lagu yaqaanay inay xal ka keenaan arimaha khilaafka dhaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...