Waxaa maanta duhurkii ka soo baxay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland warsaxafaaded uu madaxweyne siilanyo kaga hadlaayo xaalada Dalka
Sidoo kale warsaxaafadedka madaxweyne siilanyo so saaray ayaa waxaa uu kaga hadlaayey arimo badan oo ay ka mid yahiin abaaraha dalka ka jira ,, dib u dhigista diwangalinta cod bixyaasha iyo doorashada dalka ku soo socota iyo ereyo u muuqada manasheegasho uu madaxwayne siilaanyo ku muujinaayo waayo aragnimadiisa siyaasadeed
Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada ayaa waxa ku jirey erayo aan hore loogu arag warsaxaafadeedyadii ka soo bixi jirey xafiiska madaxwaynaha Somaliland.
waxaana ka mid ah ereyadii ku cusbaa warsaxafadeedkan uu maanta madaxweyne siilanyo soo saaray ereyadan