Somaliland: Isbahaysiga Kulmiye Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo Uga Qayb Galaya Wada Hadalka U Bilaabmaya Waddani

Date:

Siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa iska dhex xulay shan xubnood oo ah guddi wada hadal rasmi ah la bilaabi doonta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

Magacaabista guddigan oo daba socotay wada hadalada furmay oo ay Waddani iyo isbahaysigu ku heshiiyeen in dhinac waliba magacaabo guddi ka kooban shan xubnood oo si rasmi ah u bilowda wada hadalka.

Shanta xubnood ee ay isbahaysigu ay dhinacooda uga magacaabeen wada hadalada Waddani ayaa kala ah

  1. Xuseen Axmed Caydiid
  2. Faarax Cilmi Geedoole
  3. Cali Cabdi Saa’iq
  4. Cabdirisaaq Khaliif Axmed
  5. Dr. Cabdi Aw Daahir Cali

Shantan xubnood ayaa ka mid ah ragga ugu culus siyaasiyiinta isbahaysiga oo intooda badani ah wasiiradii iska casilay xukuumadii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo.

Geesta kale, xisbiga Waddani ayaa isna la filayaa inuu maanta magacaabo shanta xubnood ee geestooda uga qayb galaya wada hadalka siyaasadeed ee bilowga ah.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...