Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen Yusuf “Cabdi-Waraabe” oo kamida xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa maanta ka hadlay arinka ka taagan deegaanka banka qool-caday.
Waxana uu bulshada deegaanka ugu baaqay inay u hogaansanaadaan xukumadda somaliland sido kalena waxa uu ugu baaqay inay ilaashadaan amniga iyo xasiloonida dalka.