Somaliland: “Dhamaantayo Waddani Iyo Isbahaysiga Kulmiye Waxaanu Nahay Isbedel Doon”…… Siyaasi Axmed Cabdilaahi Xamarje

Date:

Siyaasiga Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje) ayaa bogaadiyay wadahadaladda u bilowday xisbigooda Waddani iyo garabka isbahaysiga Kulmiye, isla markaana wuxuu ishaaray inay raali ka noqonayaan wax kasta oo ay isku raaci karaan.

Xamarje oo uu waramay warbaahinta qaar isagoo jooga Jabuuti wuxuu xusay inay aad u soo dhawaynayaan wada xaajoodka u furmay xisbigooda iyo isbahaysiga, isla markaana wuxuu tilmaamay in isbahaysigu yihiin cudud muhiim ah, sidaa darteedna wuxuu ku hambalyeeyay Guddoomiye Cirro siduu u maamulay hawshaa furitaanka wadahadalka waxaana uu yidhi.

“Waxaan rajaynayaa wadahadalku inuu noqdo mid najaxa. Waanu ku faraxsanahay in aanu isku aragti noqono isbahaysiga,dhamaantayana isbedel doon baanu maanata wada nahay, raalina waanu ka nahay wixii suuragelinaya iskaashi.”ayuu yidhi Xamarje.

Xamarje waxa kale oo uu sheegay inuu hawlo shakhsi ah u tegay Jabuuti haatana uu ku laabanayo Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...