Somaliland: Duur Oo Ka Hadlay Inuu Iska Casilayo Xisbiga WADDANI

Date:

Wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur, ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu iska casilayo xisbiga Waddani.

Duur ayaa sidaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay boggiisa facebook-ga waxana uu u dhignaa sidan.

“Waxaa batay baraha bulshadu ku gudbiso wararka , lama wada ceebayn karo lama wada cambaareyn karo waayo in ka mid ah ayaa si togan loogu qoraa wax la hubiyay oo sax ah .

Sidoo kale waxaa jira qaar milgaha iyo sharafta warbaahintu ka qaloocatay , ama hub siyaasadeed ka dhigtay faafinta beenta oo qora war aan jirin . Waxaan aad ula yaabay in aan ku arko BEEN FAAFIYAASHA qaar ka mid

In aan iska casilay xisbiga wadani , inkastoo aanan xil ka hayn waxaan ahay xubin ka mid ah, weli waan ahay inshaalaah ahaan doona” ayuu yidhi Duur.

Hadalka Duur ayaa ku soo beegmaya iyadoo maalintii shalay uu xisbigaasi iska casilay xoghayihii warfaafinta Boobe Yuusuf Du’caale.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...