Somaliland: Xukuumada oo Xisbiyada Mucaaridka u ogolaatay Warbaahinta Dawlada

Date:

Xukuumada somaliland ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqday in warbaahinta dawlada laga Baahin doono wararka iyo barnaamijyada xisbiyada mucaaridka Somaliland.

Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa sheegay in Telefishanka qaranka, Radio Hargeysa iyo Wargeyska dawlada laga baahin doono Barnaamijyada Xisbiyada Somaliland Mucaarid iyo Muxaafidba.

“Xisbiyada mucaaridka Saxaafada halkan joogtaa (Warbaahinta Dawlada)way u adeegaysaa haday doonayaan, waa loo adeegayaa oo waa qayb innaga mida,waxaynu nahay dal dimuqraadiya”ayuu yidhi Wasiir warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid oo hadalkiisa sii wataana waxaa uu carabka ku dhuftay inaan lagu khasbayn warbaahinta dawlada balse hadii ay soo dirtaan loo baahindoono waxanu yidhi“Waxaanu leenahay Xisbiyada mucaaridka ahoow ogaada saxaafada dawlada waxbaad ku leedihiin, waxaad soo dirataana waa lasii daynaa, laakiin la idin kuma khasbayo”

Warbaahinta dawlada ayaan hore looga sii dayn jirin wararka iyo barnaamijyaa mucaaridka Somaliland iyagoo inta badan xisbiyadu mucaaridku xukuumada iyo xisbigeeda ku dhaliila adeegsiga warbaahinta qaranka ee aan laga sii dayn barnaamijyada iyo wararka mucaaridka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...