Somaliland: Ciidanka Booliska Ee Gobolka Awdal Oo Qabtay Khamri Badan…

Ciidanka booliska gobolka awdal ayaa soo qabqabtay 166 dhallo(Quraaradood)oo khamriya iyo dadkii waday, iyagoona maanta gubay.

Taliyaha ciidanka booliska soo qabtay khamrigan iyo dadkii waday ayaa ka warbixiyay qaabkii ay usoo qabteen iyo xagay kusoo qabteen

Comments

comments