Somalia: Jubbaland oo bilaabaysa dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Date:

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in howlgal ka dhan ah Ururka Al-shabaab ay bilaabi doonaan dhawaan sida uu sheegay madaxweynaha maamulkaas Axmed Maxamed Islaan Madoobe.

Howlgalkan ayuu sheegay in lagu magacaabo howlgalka Wabiga Jubba, Axmed Madoobe ayaa sheegay in muddo ay diyaargarow ugu jireen howlgalkan ka dhanka ah Al-shabaab oo Jubbaland kaga sugan deegaamo badan.

Dagaalkan ayuu sheegay madaxweynahu in ay bilaabayaan maalmaha soo socda isagoo xusay in dagaalka ay qaadi doonaan ciidamada Jubbaland oo uu sheegay in aysan wehelin ciidamo shisheeye, Inkastoo uu sheegay in ay macquul tahay in dib kaga biiraan kuwa AMISOM.

Wuxuu ciidamada AMISOM uga mahadceliyey dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab horayna uga qayb qaateen dagaalo looga saareyey deegaamo Jubbaland.

Bilahii u dambeeyey waxaa magaalada Kismaayo gaarayey ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...