Somalia: Dawladda Somaliya Oo Ka Noqotay Xayiraadii Hawada Somaliland Iyo Somaliya

Date:

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dawladda Somaliya  Cali Axmed Jamac “Jangeli” ayaa meesha ka saaray go’aan ay isla dawladoodu sheegtay inay ku joojinayso diyaaradaha u kala goosha caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo caasimadda Somaliya ee Muqdisho.

 

Mr. Jengeli oo shalay saxaafadda la hadlay ayaa yidhi “Ma jiraan wararka sheegayo in la xirayo Duulimaadyadaasi” ayuu Wasiir Jangeli sheegay, isagoo intaas raaciyay, ““Wax la joojiyay ma jiraan, hawshaasi waa hawl isaga u gaar ah, diyaarado la joojiyay ma jiraan.”

Dawladda Somaliya ayaa u muuqata inay ka noqotay hadal qoraal ah oo uu toddobaadkan soo saaray agaasimaha waaxda socdaalka Somaliya Mr. Gaafow, kaas oo uu ku sheegay in dawladda somaliya joojinayso dabayaaqada bishan Febarwari duulimaadyada Hargeysa iyo Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...