Somaliland: Xukuumada Somaliland Ayaa Maanta Ku Fulisay Lix Gacan Ku Dhiig…

Date:

Xukuumada somaliland ayaa maanta qisaas ku fulisay lix gacan ku dhiigle oo ay ku cadaatay inay si badheedh ah u dileen  saraakiil iyo dad rayid ah .

Xukuumada ayaa saaka markii labaad fulisay qisaasta gacan ku dhiiglayaasha, waxaana gacan ku dhiiglayaashan lagu toogtay Boorama, Mandhera iyo Dararwayne.

Gacan ku dhiiglayaashan saaka qisaasta lagu fuliyay ayaa waxa ka mid ahaa askarigii dhawaan taliyaha ciidamada birmadka ku toogtay magaalada Berbera.

Waa markii labaad ee xukuumada madaxwayne Siilaanyo ku dhiirato fulinta qisaasta iyadoo markii hore ay si weyn uga soo horjeesteen qisaasta midowga Yurub iyo dawladaha caalamka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...