Somaliland: Wasiir Samsam oo Hor Keentay Golaha Wakiillada Odoroska Miisaaniyadda Xukuumadda ee 2016

Date:

Wasiirka maaliyadda Samsam Cabdi Aadan, ayaa maanta golaha wakiillada hor keentay odoroska miisaaniyadda sanadka 2016-ka oo ku dhaw 3 milyan oo dolar, halka sanadkii hore ay ka ahayd 250 milyan.

Wasiir Samsam, ayaa sheegtay inaanay korodhka miisaaniyadu ka iman cashuuraad la kordhiyay, balse la hagaajiyay cashuur ururinta islamarkaana sanadkan ay ku jiraan arrimo badan oo dhinaca horumarka ah.

Waxay sidoo kale sheegtay in miisaaniyaddu ka jawaabayso warbixinta guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqu ka keentay Gobolada dalka ee ah inaanay wasaaradduhu gobolada xarumo ku lahayn

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...