Waa Markii Ugu Horaysay Ee Xukuumaddu Shaaciso Tirada Xujaajta Xajka Ku Geeriyootay Tan iyo Wiigii hore markii todoba boqol xujaaj ka badani ku dhimatay xaramka.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmiga ah ee Somalilanderska ah ee ku dhimatay xaramka shariifka ah ee barakaysan, magaalada Mina, kor ka daawo shirka jaraa’id ee wasiir ku xigeenka.