Xukuumadda Somaliland, ayaa ku eedaysay Maamul Goboleedka Soomalia ee Puntland inay u kala hiiliyeen Beelihii dirirtu ku dhexmartay Degaanka Qorilay oo ka tirsan Gobolka Sool. Sidaana waxaa shaaca ka qaaday Badhasaabka Gobolka Sool oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Burco. Guddoomiyaha Gobolkaas oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos ka DAAWO Muqaalka Hadalkiisi.