Nigeria: Abubakar Shekau oo beeninyey in Boko Xaram xilkii ka qaaday!

Date:

Hogaamiyihii kooxda xagjirka ah ee Boko Xaram ayaa cajalad maqal ah oo uu Axadii shalay soo saaray ku sheegay in uu weli yahay hogaanka kooxdaasi isagoo beeniyey warar sheegaya inuu dhintay.

Abubakar Shekau ayaa sheegay inuu weli nool yahay isagoo sheegay inuu weli hayo xilka hogaaminta kooxdaasi.

Todobaadkii lasoo dhaafay ayey soo baxayeen warar sheegaya in dagaal lagu dilay Abubakar Shekau, sidoo kale Madaxweynaha Chad ayaa saxaafadda u sheegay in hogaamiye cusub uu xilka Boko Xaram la wareegay, kaasi oo codsaday inuu waan waan nabadeed la galo dowlada Nigeria.

Mr.Shekau ayaa isagu noqday hogaamiyaha Boko Xaram, kadib markii uu dhintay ninkii asaasay kooxdaasi oo lagu magacaabi jiray Maxamed Yusuf, kaasi oo ku dhintay xabsiga ciidamada Nigeria. Kadib geerida Maxamed Yusuf ayey kooxda Boko Xaram oo uu hogaanka u qabtay Abubakar Shekau bilaabeen weerarada iyo dagaalka hubeysan oo ay uga soo horjeedaan dowlada Nigeria.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...