Aniga & Asxaabta Nebiga : Sheekh Berberaawi – Q3aad

Cabdillaahi Xasan Xaashi (Berberaawi) oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa bilaabay silsilad wacdi ah oo muuqaal ah, wuxuna ugu talo galay in bulshada af-Soomaaliga ku hadaashaa ay wacdigan Ramadaanta la socdaan.

Silsiladdani waxa ay gaar ahaan ku saabsan tahay akhlaaqda qofka Muslimka ah; ha noqoto xidhiidhka uu Illaahay la leeyahay, Rasuulka SCW,  samofalka waalidka, Qur’aanka iyo mowduucyo kale oo muhiim ah oo si joogto ah ula socon doontaan inta lagu gudo jiro Ramaadaanta.

Comments

comments