Uk: Bangiyo ku yaalla UK oo baadhaya lacagaha FIFA

Date:

Laba bangi oo ku yaala Britain ayaa bilaabay baritaan daakhili ah oo ay ku eegayaan bal in bangiyada loo siticmaalay in lagu kaydisado ama lagu kala wareejisto lacagaha sida musuqmaasuqa ah loo hantay ee lagu eedeynayo sarakiisha xiriirka kubadda cagata ee dunida ee FiFA.

Bangiyadaas oo kala ah Barclays iyo Standard Chartered iyo weliba bangiga kale ee HSBC ayaa waxa lagu sheegay baaritaankii ay samaysay hay’adda dambi baarita ee maraykanka ee FBI

Barclays iyo HSBC waa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan arrintan, halka bangiga standard Chartered uu sheegay in uu baarayo arrintaasi.

Dhinaca kale xubin ka tirsan xisbiga shaqaalaha ayaa ugu baaqay ingiriiska in uu qaadaco tartanka kubadda cagta ee soo socda.

Todobaadkan waxa la xiray saraakiil ka tirsan xiriirka FIFA oo lagu eedeeyey in ay ku lug lahayeen musuqmaasuq.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...