18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay Munaasibadda 18 may ayaa lagu qabtay Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalka

Date:

Halkan Ka Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen Xuska 18 May

Waxa Magaalada  Stutgart ee Dalka Jarmalka Ka Qabsoontay  Xaflad  aad Ubalaadhan   oo ay Jaaliyada Somaliland ee  Qaybo Kamid ah Gobolada Dalka Jarmalka  ugu Dabaaldegaysay Xuska Munasibada  24 Guura Kasoo Wareegtay Maalinta Madaxbanaanida  Jahuuriyada Somaliland, Xafladan oo ahayd tii ugu Nidaamka Fiicnay  ee  Sannadkan lagu Qabtay Dalka Jarmalka ayaa Waxa Soo Qayb Galay Wax Garadka  Hormuudka  iyo Hogaanka Jaaliyada Guud  ee Dalka Jarmalka,.

Waxa kale oo Xaflada Stutgart  ee Dalka Jarmalka  Jaaliyada Somaliland   kal qayb galay Fanaaniin  iyo Abwaano Caana kuwaas oo Masraxiyad aad Usaraysa  Kusoo Bandhigay Xaflada Xuska  18 May  ee Stutgart Xaflada ayaa ku Bilaabantay Habmaamuus aad Usareeyan Kuna Soo Dhamaatay Xasilooni  iyo Farxad aad  ubalaadhan oo kasoo Qayb galayaasha  iyo Qabanqaabiyaashiiba Wajiyadooda  kalaga Dheehanayay

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...