Italy: Talyaaniga oo badbaadiyey kumanaan soo galooti ah

Date:

Ilaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in ay badbaadiyeen ku dhowaad lix kun oo soo galooti ah oo isku dayey in ay gaaraan Yurub. Dadkaasi waxa la badbaadiyey wixii ka dambeeyey sabtidii.

Afhayeen u hadlay ilaalada badda ee talyaaniga ayaa BBC-da u sheegay in hataan 17 hawlgal oo kala ah ay ka shaqeynayaan badda si ay u soo badbaadiyaan soo galootiga, waxaana lagu tilmaamay in uu yahay hawlgalkii ugu ballaarnaa sanadkan.

Maraakiibta talyaaniga ayaa waxa ay badda ka soo saareen 10 mayd. Waxa la sheegayaa in badda oo degan xiligan ay ku qaaday mukhalisiinta in ay ka faa’ideystaan badda oo ay isku dayaan in ay dad badan dhoofiyaan

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...