Turkey: Xaflado ka dhacaya Turkiga oo lagu xusayo Dagaalkii labaad ee aduunka

Date:

Xaflado lagu xusayo sanadguuradii boqolaad ee dagaalkii Gallipoli ayaa maanta ka dhaceysa Turkiga.

Dagaalkaasi oo socday sagaal bilood ayey ku dhinteen in ka badan boqol kun oo isbahaysi la ahaa ciidamadii Cusmaaniyiinta.

Bishii April sanadkii 1915kii, ayuu isbahaysigii dagaalkii koowaad ay ku qaadeen weerar bad iyo dhul jasiiradda Gallipoli oo ah hadda meesha loo yaqaano Waqooyi Galbeed Turki, kuwaasi oo doonayay inay qabsadaan xaruntii Cusmaaniyiinta, Constantinpole. Dagaalka oo Australia iyo New Zealand ay ku waayeen ciidamo badan ayaa dhamaaday markii ay ciidamada isbahaysiga dib u gurteen.

Dhinaca kale, xaflado ayaa ka socda Armenia oo lagu xusayo Armeeniyiintii ay dileen Cusmaaniyiinta. Armeeniyiinta ayaa sheegay in laga dilay nus milyan taasi oo Turkigu diideen.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...