Madaxa shariikadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, ayaa weraysi wuxuu siiyey laanta afka Soomaaliga ee idaacadda VOA-da, wuxuuna sheegay in shariikadda Dahabshiil ay weli hawshii ay u haysay dadka soomalida ee dalka maraykanka ku nool ay u wadaan, wuxuuna sharaxaad ka bixiyey kulano uu la yeeshay waaxda maamulista lacagaha ee dalka maraykanka the US Treasury department, iyo weliba madaxda Senateka maraykanka, hoos ka daawo weraysigaasi:
USA: “Waxaan La Kulmay Waaxda Maamulka Lacagaha Maraykanka Iyo Bangiyada” Mareeyaha Dahabshiil Group oo warysi siiyay VOA
Date: