Ajandaha Kalfadhiga 27-aad Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Cod Aqlabiyadda Ku Meel Maray.

Date:

Kalfadhigii Todobiyo labaatanaad ee Golaha wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shorgudoominaayay shirgudoonka golaahasi ayaa lagu ansixyay kalfadhiga 27-aad ee Golaha Wakiiladda.

Kulanka manta ayaa markii kooramka goluhu soo buuxsamay waxaa furay Guddoomiyaha Golahaasi Mud. C/raxmaan maxamed C/laahi (Ciiro) waxaanu xildhibaanadda klu wargaliyay cod uqaadista ajandaha ee kal fadhiga todobiyo labatanaad, wxaanu yidhi guddoomiyu”waxaa aynu guda galayna ansixinta ajandaha waxaana kulanka jooga 45-mudane waxaanaynu ku meel marinaynaa cod gacan taaga”

Cod uqaadistaasi ayaa xildhibaanadda ka soo xaadiray fadhigaasi waxa ay cod aqlabiyadda ku meel mariyeen ansixinta ajandaha kal fadhiga 27-aad ee Golaha wakiiladda waxaana codka aqlabiyadda ee gacantaaga ogolaaday 31-mudane, waxaana diiday 11-mudane, waxaa ka aamusay 1-mudane Gudoomiyuhu muu codaynin sidaasina waxaa ku meel maray ajandaha kal fadhiga 27-aad ee Golaha wakiiladda,

Xeerka ku guda jira ajandaha oo aad ubadan ayaa waxaa ka mida Xeerka Doorashadda Golaha wakiiladda oo hadala hayntiisu muddoba taagnayd, Xeerka Caasimadda, iyo Xeerar kale oo badan iyada oo goluhuna hawlihiisa shaqo si habsamiya u guda gali doono shaqooyinka u yaala wallow Golaha lagu salaguugsanaa mudooyinkan danbe fasaxyo tiro badan oo ay galaan iyo fadhiyadda golaha oo aanay badidoodu si habsamiya uuga soo xaadirin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...