Munaasibad sii heersare ah looga soo Agaasimay ayaa gordhoow ka bilaabmaysa Hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa.
Ujeedadda Xafladan oo ay ka qayb gelayaan in ka badan 3000-kun oo qof oo ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa taageero loogu muujinayaa Goaan-ka ay Komishinka Doorashooyinku ku Asteeyeen Qabashada Diiwaan-galinta Codbixiyayaasha iyo Mudo kordhinta la filayo in loo sameeyo Xukuumadda Somaliland
Warka Munaasibadda oo faahfaahsan waxanu idiinka soo gudbin doonaa Gadaal