Duufaano Baraf ah oo markale saameeyey Maraykanka

Date:

Qeybo kamid ah Bariga dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah kadib markii ay halkaasi ku habsadeen duufaano baraf wata oo todobaadkii labaad ka da’aya bariga wadankaasi.

Magaalooyinka Boston iyo New York ayaa kamid ah goobaha uu barafka sida weyn ay u saameeyeen todobaadyadii lasoo dhaafay.

Duulimaadyada ka baxa Airporada waaweyn ee ku yaal magaalooyinkaasi ayaa qaarkood la hakiyey, shalay oo Isniin ahayad ayaa 1700 duulimaad dib loo dhigay, xaalada cimilada awgeed. Sidoo kale inta badan iskuulada ayaa shalay iyo maanta oo Salaasa ah xiran.

Maanta oo Salaasa ah ayaa lagu wadaa in baraf horleh uu ka da’o nawaaxiga magaalada Boston oo uu horey u yaalay barafkii ku da’ay duufaanihii hore ee todobaadyadii lasoo dhaafay, arrintaasi oo ay walaac weyn ka muujiyeen maamulka Boston.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...