Daawo: Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Group Xarunteeda Gabiley Ayaa Saaka Xadhiga Ka Jartay Adeeg Casri Ah Oo Xawilaada Lacagta Mobileka Ah Ee (E-Dahab).

Halkan ka Daawo maamulaha qaybta adeeg Edahab ee magaalada gabiley oo sharaxaya Faa,iidooyinka iyo waxtarka adeeg Edahab iyo Habka uu usheqeeyo

Halkan ka Daawo mayerka degmada gabiley oo ka qayb galey munaasibada balaadhan oo shirkada dahabshiil Group kusoo bandhigeysay Adeeg casriga ah ee Edahab

Maamulaha shirkada Dahabshiil Group ee Magaalada Gabiley oo ka warbixiyey adeegyada kala duwan ee shirkadu qabato iyo Daah furkii adeeg Edahab oo maanta lasoo bandhigey


 

Comments

comments