Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee Xisbigaasi Md Xasan Siciid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Xisbiga ayaa faahfaahin ka bixiyey socdaalkii Madaxweynaha JSL uu ku soo maray Gobolada iyo degmooyinka dalka.