Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Arabsiyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Madane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti Balaadhan oo uu horkacayo ayaa saaka safar shaqo ugu kicitimay Gobolada Galbeedka Somaliland Madaxweynaha Oo intii uu socdaalkaasi Ku guda jaray
Xadhiga Ka sII jaray Mashaariic Xukuumaddu Ka Hirgalisay
Dagmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabilay….

Comments

comments