Taageerayaasha ISIS oo jabsaday Websiteyo France laga leeyaha

Date:

Qaar kamid ah websiteyada maamulada magaalooyinka dalka France ayaa waxaa jabsaday kooxo taageersan kooxda ISIS kuwaasi oo calanka ISIS ku dhajiyey wajiga hore ee websiteka isla markaana u hanbalyeeyey kooxdii geystay weerarkii Arbacadii lagu qaaday Jornaalka Charlie Hebdo.

Websiteyada la jabsaday waxaa kamid ah kuwa Dowladaha Hoose ee magaalooyinka, Jouy-le-Moutier, Piscop, Goussainville, Val D’Oise iyo Ezanville. Dhamaan magaalooyinkan ayaa u dhaw caasimada Paris.

Wajiga hore ee Websityadaasi la jabsaday ayaa la dhigay calanka ISIS, waxaana qaarkood lagu qoray erayo ay kamid ahaayeen:

( Guul Maamulka IS, Ha dhacdo France, Hala Dilo Charlie Hebdo, Falastiin ha hesho Xoriyadeeda…) iyo erayo kale.

Macada illaa iyo hada cida ka danbeysa falkan oo lagu soo beegay xili wadanka France si weyn looga dareemay saameyntii weerarkii Arbacadii lagu qaaday xarunta Jornaalka Charlie Hebdo iyo waliba dhacdooyinkii ka danbeeyey ee afduubkii kooxahaasi jimcihii geysteen.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...