Somalia:Xarakada Al Shabaab Oo Afar qof Galabta Toogasho Ku Dilay Soomaaliya Iyo Warar Hordhac U Ah Dilkaasi .

Ururka Al Shabaab ayaa galabta ku khaarajiyay Afar qof oo ay uga shakiyeen inay basaasnimo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Dawlada Taagta Daran ee Soomaaliya, waxa la sheegay inay dileen kadib markii ay mudo afar cisho gaadhaysa ay ku hayeen jeel islamarkaana ay baadhis kadib u gaysteen dilkani.

Al Shabaab ayaa afartan qof dilkooda u cuskaday oo u sheegay dadkii daawanayay inay ahaayeen basaasiin iyagoo sheegay inay baadhis ay ku sameeyeen intii ay hayeen ayay sheegeen inay ahaayeen ku ogaadeen inay u shaqeynayeen Dawladaha Mareykanka iyo Itoobiya sida ay sheegeen oo loogu soo diray inay soo basaasaan Xarakada.

Comments

comments