Boqorka Sucuudiga oo cisbitaal la seexiyay

Wakaalada wararka ee dalka Sacuudi Carabia ayaa ku warantay in boqorka dalkaasi King Abdallah uu la xanuunsanayo Limooniya ama koolba aaryo.

Wakaalada oo soo xiganaysa boqortooyadda ayaa sheegtay in tuubo lagu rakibay boqorka si ay ugu fududaato in neefsado.

Xaaladdiisa waxa lagu tilmaamay in ay tahay mid degan.

Boqor Cabadllaha ayaa waxa la rumaysanyahay in da’diisu tahay 90 sano.

Comments

comments