Somaliland: Xoghayihii SOLJA Oo Sii Heer Qaran Ah Loogu Aasay Hargeysa

Date:

lle ha u Naxariistee Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, ayaa maanta si heer qaran ah loogu Aasay Xabaalaha Xeedho ee Duleedka Waqooyi ee Hargeysa.

Bahda Saxaafadda,Qaar ka mid ah Wasiirada Xukumadda, Madaxda Xisbiyada Qaranka, Xildhibaano,Maayarka Hargeysa iyo Kumanaan qof oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qayb galay Aaska Marxuumka.

Maxamed-rashiid ayaa ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Nairobi oo lagu daweynayay ka dib markii Gaadhi kula dhacay Duleedka Berbera.

Dadka Aqoonta dheer u lahaa Maxamed-rashiid ayaa ku tilmaamay Shakhsi Mabda leh kaalin laxaad lehna ka soo qaatay Xorriyiadda Saxaafadda, isagoo haatana ku god galay isagoo ku hawlan Xorriyadda Saxaafadda.

Madaxda iyo Bulshada kala duwan ee Aaska ka qayb galay ayaa Alle uga baryay Marxuumka inuu Jannadii Fardawsa ka waraabiyo ehelka,Asxaabta iyo Bahda Warbaahintana Samir iyo Iimaan ka siiyo.

– See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Xoghayihii-SOLJA-Oo-Sii-Heer-Qaran-Ah-Loogu-Aasay-Hargeysa.html#sthash.mCkeDfWk.dpuf

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...