Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Qaabilay Wefti Ka socday dalka Jarmalka

Date:

Hargeysa(Wargane News)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiir ku xigeenka Jarmalka u fadhiya Nairobi. kulankaasi waxa ka war bixiyey Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Safiir ku xigeenka ujeedadiisuna waxay ahayd xog ururin iyo sidii ay Somaliland uga caawin lahaayeen xaga Biyaha, Caafimaadka iyo Meelaha muhiimka u ah in laynaga caawiyo.

Waxaa Kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey:-

1. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahhi Ismaaciil Saylici
2. Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan
3. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire
4. Wasiirka Biyaha Mudane Xuseen Axmed Cabdulle iyo
5. Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Axmed Cali

Dhinaca Weftiguna waxay kala ahaayeen:-

1. Mr Christian Resch, Deputy Ambassador to GermanE,bassy Nairobi
2. Dr. Philipp Rock, Desk officer for German Federal Ministry for Co-operation and Development, Bonn.
3. Ms Julia Kronberg, Deputy Head of Development Co-operation, German Embassy Nairobi
4. Mr Hendrix Linneweber, GIZ Country Director Kenya, Nairobi
5. Dr. Christoph Schaefer, Senior Country Manager East Africa, German Development Bank KFW, Frankfurt am Main.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...