Tuesday, December 10, 2019
Home Tags Xukuumadda siilaanyo

Tag: xukuumadda siilaanyo

Deg-Deg: Guddoomiayaha Imtixaanadka Oo Sheegay Sirti Ugu Culusayd Cajiib + Muuqaal

Deg-Deg: Guddoomiayaha Imtixaanadka Oo Sheegay Sirti Ugu Culusayd Cajiib + Muuqaal  

Somaliland: 35% Ka Mid Ah Wasiirada Madaxweyne Muuse Oo Haysta Dhalashada Dalalka Reer Galbeedka

Boqolkiiba shan iyo soddon (35%), wasiirraada 23 ah ee xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ah ama ahaan jiray qurbe-joog haysta dhalashada...

Somaliland: Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Qabatay Kulan Lagu Dersayo Qorshayaashii Iyo Xeerarkii Tayeynta Shaqaalaha Ee Qabyoobay & Hirgelinta Kuwa Gacanta Lagu Hayo

“Waxaanu Qabanay Kulan Xaal Iyo Xog Ogaansho Ah Oo Ruug Caddaagii Hore Ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladu Ku Dersaayeen, Qorshe Walba Wixii Qabyeeyey Iyo Qaabaynta...

Somaliland: Ciidammada Ammaanka oo Boorame ka Raadinaya Fanaan Loo Haysto Dambi ka Dhan ah Qaranimada Somaliland

Badhasaabka Ku-xigeenka Gobolka Awdal,  C/raxmaan Xaaji Nuur Sugaal, ayaa ka hadlay rebshado iyo mudaharaad ka dhashay Ciidammada Booliska oo doonayey in ay qabtaan fanaanka...

Somaliland: ‘Berbera Biyo La’aani Kama Jirto, Waase in Maamulka la Saxaa’ Maayarka Berbera oo doonaya inuu Dawladda hoose Berbera la wareegto maamulka biyaha

Maayarka magaalada Berbera,  Cabdishakuur Maxamed Ciddin, ayaa xukuumadda cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland u soo jeediyay in maamulka wakaaladda biyaha Berbera dib loogu soo celiyo...

Somaliland: Cabdiraxmaan-Cirro Oo Ka Hadlay Wakhtiga Uu Wareejinayo Guddoomiyaha Xisbiga

Murashaxii Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa shalay si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, ka dib socdaal uu...

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabistiisi Labaad Sameeyey Iyo Cida U Magacaabay

Xafiiska Madaxweynaha Sum: JSL/XM/WAREEGTO/222-02/122017 Taar:17 December, 2017 Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh); Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Hay'adda Duulista iyo Madaaradu...

Somaliland: Waa Kuma Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Biyaha Loo Magacaabay

Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa loo magacaabay Wasiirka horumarinta Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland. Mudane Saleebaan, hore ayaa uu Somaliland uga soo qabtay xilal kala...

Somaliland: Gole Ka Kooban 32 Wasiir Iyo Xubnihii Lama Taabtaanka Ahaa Oo Meesha Ka Baxay

Golaha Wasiirrada ee Madaxweyne Muuse Biixi soo Dhisay waxa ka dhex muuqda toddoba Wasiir oo Xukuumaddii Siilaanyo Ka Mid Ahaa Siyaasiyiinta waaweyn ee  Golaha Wasiirrada...

Somaliland: Xarunta Xuquuqal Insaanku Waxay Ugu Baaqaysaa Dawladda Somaliland Inay Xoriyadooda U Soo Celiso Suxufiyiinta Xabsiga Ku Jira

Cabdirisaaq Dayib Cali oo ka tirsan Haldoornews waxa la xidhay 5tii December 2017 iyad aoo la hor keenay Maxkamadda Gobolka Gabiley 7 December. Maxkamaddu...

MOST POPULAR