Wednesday, July 17, 2019
Home Tags Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi

Tag: Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi

Puntland: Salaadiintii Reer Somaliland Ee Garoowe Tagay Oo Waji-gabax La Kulmay Markii Dawladda Puntland Iyo Isimadoodu Diideen Inay La Kulmaan

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhaya Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe ayaa tibaaxaya in maamulka Garoowe iyo madax-dhaqameedka Deegaankaasi diideen oo gaashaanka...

Deg Deg: Afhayeenka Qasrigga Madaxtooyada Oo Maanta Xilka La Wareegay Iyo Nuxurka Qudbadi U Ka Jeediyey

Af-hayeenka Cusub Ee Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Si Rasmi Ah Ula Wareegay Afhayeenkii Hore Af-hayeenka cusub ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa...

War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Muuse Biixi Magacaabi Doono Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Jsl

War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Muuse Biixi Magacaabi Doono Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Jsl Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Hada Soo Gaadhye Xafiiska Wararka...

Somaliland: Xisbiga UCID Oo Eedo Culus U Jeediyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Xisbiga UCID Oo Eedo Culus U Jeediyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Somaliland: “Madaxweyanaha Muuse Biixi ayaanu ku nidhi jeegaanta baabi, wuxuu nagu yidhi waa tii kursiga isaartay. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

“Madaxweyanaha Muuse Biixi ayaanu ku nidhi jeegaanta baabi, wuxuu nagu yidhi waa tii kursiga isaartay. Waa runtaa ayaanu ku nidhi”. Sidaa waxa yidhi Suldaan...

Somaliland: “Waligeed Somaliland Badhan Ma Gaadhin, Ciidamo Puntland Ah Iyo Ciidamo Inaga Ah Oo Iska Caagle Ah Ayaa Jooga”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Biyaha  Baashe Cali Jaamac, ayaa ka hadlay xaalada ka taagan Gobolada Barri, sida dagaalkii dhexmaray Somaliland iyo Puntland, safarkii Wasiirka...

Somaliland: “Marka Madaxweynuhuy Dhoofayo Ama Soo Degayo Wixii Is Barbar Yaacayey Ee Badnaa Oo Badankoodu Istusnimo U Badnaa, Meesha Way Ka Baxeen” Axmed Yuusuf Yaasiin

Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay safarkii ugu horeeyey ee uu Madaxweyne Muuse Biixi uu ku tago dalka Jabuuti...

Somaliland: “Dadkiina Meesha Fadhiyaa Wada Mas’uuliyiin Ayaad Tihiine Inaad Aakhiradiina U Tudhaan Oo Dalka U Shaqaysaan Ayaa Loo Baahan Yahay”

Xukuumadda Oo Meel Isugu Keentay Aqoonyahanno Takhasus U Leh  Sidii Isku Filnaansho dhinaca  Wax-soo-saarka ah Bulshada Loo Gaadhsiin LAhaa & Talooyinkii  Maxamed Xaashi Soo...

Somaliland: Oo Soomaaliya Ku Eedeysay In ay “Falal Xaalad Abuur Ah” ka wado deegaannada xuduudeeda

Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland, Cabdiraxmaaan Cabdillahi Faarax (Giri-barwaaqo) ayaa sheegay ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya ay weerareen deegaannada Qoriley iyo Tuka-raq. “Somaliland iyo dadkeedu waxay...

Somaliland: Madaxweynaha JSL, Md. Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Safiirka Djibouti U Fadhiya Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland Md. Xuseen Cumar Kawaaliye. Kulankan oo ka qabsoomay...

Latest Posts

MOST POPULAR