Monday, January 20, 2020
Home Tags Xukuumadda KULMIYE

Tag: Xukuumadda KULMIYE

Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Ka Hadlay Doorashooyinka Madaxtooyada Balse Maxa Ku Cusub

WAR-SAXAAFADEED: 11/06/2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4866/062017 ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka...

Somaliland: Wasiirka Caldaalada Oo Ka Hadlay Maxaabis Xukunkoodi Dhamaaday Oo Hadan Xidhan

Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Muddane Axmed Faarax Cadare oo ay hoos yimadaan wasaaradiisa maamulka xabsiyada dalku waxaa uu ka hadley maxbiis ku jirta xabsiyada...

War Deg Deg Ah: Daawo Xuseen A Caydiid Oo Xukuumadda Tuug Ku Sifayey Xaraashay Xoolihi Umada

Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Ka Hadlay Arrimaha Xukuumadda Somaliland isaga oo ku sifayey qaar Tuug ah oo Cunay Xoolihii Umadda Oo Ay Xaraashan...

Somaliland: Madaxweyne Siilanyo Oo Dhawaan Sameyn Doona Isku Shaandheyn Sal Balaadhan + Magacyada Masuulyiinta Safka Hore Kaga Jira Ee Ay Sameyn Doonto .

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa la filayaa in uu dhawaan sameyn doono isku shaandheyn sal balaadhan taas oo sameyn doonta masuulyiinta xukuumadiisa...

Somaliland: Saddexda Xisbi Qaran Oo Ka Hadlay Tirada Dadka Is Diiwaangliyey

Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, ayaa ka hadlay natiijada hor dhac ah ee ay shalay Komishanka Doorashooyinku ka soo saareen Diiwaangelinta...

Somaliland: Madaxweyne Farmaajo Oo Weli Hadal Haya Midnimadii Burburtay Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa ku taamaya inuu dedaal badan geliyo sidii Somaliland dib ula midoobi lahayd Dalka Soomaaliya oo ay Madax-banaanideeda...

Somaliland: “Gobolka Xaysimo Marka Magacowga Laga Yimaaddo Wax Badan Kamaanu Qaban, Sababtuna Waa……” Wasiir Maxamuud Xaashi

Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE ee ay hogaaminayeen Gudoomiyaha, ahna Murashaxa Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi...

MOST POPULAR