Tag: Xukuumadda Farmaajo

Browse our exclusive articles!

Daawo: Tahriibayaal Faro Badan Oo Cidi Farkada Lagu Badbaadiyey Qaar Ka Mid Ah + Imisa Dhintay

Ku dhawaad 500 oo muhaajiriin ah ayaa laga soo bad baadiyey badda u dhaxeysa Liibya iyo Talyaaniga, waxaana saacado ka hor ay dadkaasi ay...

Djibouti: Muxu Daarna Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweyne Geelle ?

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa booqasho rasmi ah shalay ku tagay dalka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo, ayaa waxaa qasriga Madaxtooyada kusoo dhoweeyay...

Somalia: Daawo Madaxweynihii Hore Ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Hadlay Mooshin Baarlamaanka Somalia Wadaan Oo Ka Dhan Ah Xukuumadda Farmaajo

Madaxweynihii hore ee Dalkaasi Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mooshin ka dhan ah Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo kaas oo ay wadaan Baarlamaanka Somalia....

Somalia: Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhaw laga maqlay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, kaddib markii ay ciidamada ka war helleen gaari qarax laga...

Somalia: Daawo Murrashax U Tartamay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Oo Ku Sugan Hargeysa Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay madaxwayne Siilaanyo Iyo Faysal Cali Waraabe

Warar aan helayno kana helayno ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in gudaha Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland uu maalmahii u danbeeyeyba ku...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img