Friday, August 14, 2020
Home Tags Xukuumada Siilaanyo

Tag: Xukuumada Siilaanyo

War Deg Deg Ah: Xisbiga Waddani Oo Soo Helay Xog Cadayn Ah In Baashe Loo Xaday Codka Oo U kursiga Xaday Baashe

War Deg Deg Ah: Xisbiga Waddani Oo Soo Helay Xog Cadayn Ah In Baashe Loo Xaday Codka Oo U kursiga Xaday Baashe Afhayeenka Xisbiga WADDANI...

Somaliland: Hantidhawrka Guud Oo Amarkii Madaxweynaha Ka Dib Hawlgalo Baadhis Ah Ka Fuliyay Saddex Wasaaradood Iyo Xarumo Dawladeed

Hantidhawrka guud ee qaranka ayaa hawlgalo baadhis oo xisaabeed ka fuliyay wasaarado iyo xarumo hay’adeed oo ah kuwa dawladda dhexe. Warar uu Geeska Afrika helay...

Somaliland: Oo Waajahday Beelihii Ku Dagaalamay SOOL, Hanjabaaddii Xaglo-toosiye, Digniintii Xaashi, Dersigii Cadami, Dabuubtii Faratoon & Dareenkii Samo-taliska Yaab

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Socdaal ku tagay Gobolka Sool, ayaa kulan la yeeshay Odayaasha Labada Beelood oo Walaalo ah oo Dagaallo ku...

Somaliland: Xummadda Xeerka Ribada, Doodda Xildhibaannada, Digniinta Xubnaha Diiddan, Xigmadda Diinta Ee Alle Ku Xaaraantimeeyey Iyo Xaaladdii Shalay Ee Golaha Wakiillada

“Nebiguna (C.S.W) waxa uu yidhi; ‘Ribadu waa 72 nooc, ta ugu yari Hooyadaa oo aad ka Sinaysato ayey la dembi tahay’. Xadiis kalena Rasuulku...

Somaliland: Caruurro Ay Dhaleen Wasiirrada Xukuumaddu Oo Buux Dhaafiyay Xarunta Ay Kuweyt U Dhistay Agoomaha Hargeysa

Dulmi Faraha Ka Baxay Oo Laga Soo Sheegayo Dugsiga Agoomaha Ee Kuwait Ka Dhistay Hargeysa Iyo Ubad Wasiirro Dhaleen Oo Goobta Buux-dhaafiyey Dugsiga agoomaha loogu...

Somaliland: Mujaahid Xasan Guure Oo Dhaliishii Ugu Cuslayd U Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Fartana Ku Fiiqay Musuqmaasuq Iyo Qaraabo-kiil Xadhkaha Goostay Oo Maamulka Xulay

“Madaxweynuhu markii uu xukunka la wareegay  Rayaale Cawil-kan maanta  la-taliyaha u ah  wuxuu yidhi $138 Milyan  baa ku maqan, waxaana loo saaray guddi, go’aankii...

Somaliland: Wasiir Xukuumadda Ka Tirsanaan Jiray Oo Su’aallo Taban Ka Keennay Casharradii Macalinkiisu Baray, Afxumana Ula Badheedhay Cimrigiisa

“Madaxweynuhu Nin Weyn Inuu Yahay  Waynu Ognahay,  Inuu Shaqadii Siyaasaddeed Ka Fadhiistayna Waa La Ogyahay, Halkaana Waxbaa Jira….”   Xuseen Axmed Caydiid Wasiirkii hore ee wasaaradda...

Somaliland: Ku-Simaha Madaxweynaha Oo Farta Ku Fiiqay Halka Laga Qaniinay Xisbiga WADDANI Iyo Isha Ay Kasoo Burqatay Waabeyda Sumaysan Ee Kala Ir-dheysay Hoggaankoodii

Waxaa Uu Eedo Culus U Jeediyey  Kooxdii Xirsi Hoggaaminayey ee WADDANI Ku Caariday  “Xisbiga WADDANI Wuu Fashilmay Wuxuuna Ku Fashilmay Tallaabadiisii Koowaad Ee Uu Kusoo...

Somaliland: Daawo Wasiiru Dowlaha Amniga Oo Ka Hadlay Sanaaduuqda Koomishanka Doorashooyinka Ee La Sheegay In La Xaday

Wasiiru Dowlaha Amniga Oo Ka Hadlay Sanaaduuqda Koomishanka Doorashooyinka Ee La Sheegay In La Xaday

MOST POPULAR