Friday, December 6, 2019
Home Tags Xisbiyada Qaranka somaliland

Tag: xisbiyada Qaranka somaliland

Somaliland: Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Hargeysa Yimid Sheegayna In Uu Ku Biiro Doono Mid Ka Mid Ah Xisbiyada Qaranka Somaliland.

Prof Axmed Ismaciil Samater ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey  ka dib muddo sanad iyo badh  ah oo uu dalka ka maqanaa Siyaasiga oo...

Somaliland: Gudida Anshaxa Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Fariin Digniin Ah U Diray Saddexda Xisbi Qaran Xilli Diwaangalintii Codbixiyayaashu Ka Bilaabmayso Gobolka Maroodi-jeex

Gudida anshaxa ee komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda ayaa fariin digniin ah u diray masuuliyiinta saddexda xisbi qaran...

Somaliland: Diwaangalinta Codbixiyeyaasha Gobolka Maroodi-Jeex Oo Dib Loo Dhigay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan degdeg ah isugu yeedhay Shir Guddoonka Labada Golle Baarlamaan, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi...

Somaliland: Guddida Anshaxa Komishanka Doorashooyinka Oo Mar Labaad Fariin Digniin Ah U Diray Saddexda Xisbi Qaran

Gudida anshaxa komishanka doorashoyinka qaranka Somaliland oo manta shir jaraa;id ku qabtay xafiiska komishanka ayaa waxa fariin digniin ah u direen xisbiyada qaranka ee...

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday Qoddobo Lagu Ganaaxi Doono Xisbiyadda

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa  soo saaray qoddobo ay sheegeen in  lagu ganaaxi doono xisbiga jabiya xeerarka iyo anshaxa diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha ee gobolkii saddexaad...

Somaliland: “Mucaaridku Waxay Wax Ku Heli Karaan Barnaamij Siyaasadeed Oo Muuqda Oo Dadku Ku Qancaan”

Xildhibaan Cabdixakiim   Cumar  Budeeye  oo   ka mid ah Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka marag furay Wax qabadka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay dalka ka hir galisay oo uu...

Somaliland: Guddoomiyaha Komishanka “Xisbiyada Qaranka Waxaanu Ka Codsanaynaa In Ay Ilaaliyaan Anshaxa Xeerkii Aanu Kala Saxeexanay”

Diwaan-gelinta codbixiyeyaasha ayaa maanta ka bilaabmaysa gobolka Togdheer oo loogu horeysiiyay bilowga diwaan-gelinta, sida uu shaaca ka qaaday Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka C/Qaadir Iimaan Warsame...

MOST POPULAR