Sunday, November 17, 2019
Home Tags Xisbiga Waddabi

Tag: Xisbiga Waddabi

Somaliland: “Haddii Aan KULMIYE ka Baxo, Toos Baan u La Shaqeynayaa WADDANI.”.Badhasaabka Awdal Mustafe Shiine

Badhasaabka gobalka Awdal Md.Mustafe Shiine, ayaa sheegay in maalinta uu ka tago Xisbiga KULMIYE ee uu ka tiran yahay uu toos ula shaqeyn doono...

Somaliland: Reer Cadaadley Oo Isbedalka Ay u Ooman Yihiin Ku Muujiyay Soo Dhaweyn Mug Leh Oo Ay Ku Qaabileen Weftigii WADDANI

Weftigii –sama-wade ee uu hoggaaminayey guddoomiye ku-xigeenka xisbiga WADDANI ahna kusimaha guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed,ayaa maanta gaadhay degmada Laas-geel iyo degmada kale...

Somaliland: Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Oo Kormeer Wacyi Galin Ah Ku Tagay Deegaano Hoos Yimaada Caasimada Hargeysa+Sawiro

Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa waxaa ay saaka safar kormeer ah ku...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadlo Ka Soo Yeedhay Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland

Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu jawaab ka bixiyey...