Monday, August 19, 2019
Home Tags Xisbiga ucid

Tag: xisbiga ucid

Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Shaaciyey In Faysal Cali Waraabe Yahay Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID.

Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa u markii  ugu horeysay  shaaciyey  in Faysal Cali Waraabe yahay musharaxa madaxweyne ee...

Somaliland Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ka Hadlay Arrimo Dhawr Ah

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo safaroo kala duwan dalka kaga maqnaa ayaa saaka subaxnimadii hore dib ugu soo laabtay...

Somaliland: Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Gudidii Ictiraaf Raadinta Ee Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa talaabo wanaagsan oo la qaaday ku tilmaamay guddidii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u...

Somaliland: Isbahaysiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wadahadal U Furmay Xisbiga UCID.

Af-hayeenka Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa xaqiijiyay wadahadal u furmay guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay...

Somaliland: Ma dhabaa inuu Gudoomiyaha Ucid Shir qarsoodi ah Fursad siyaasadeed ugu bandhigay Garabadii isbahaysiga kulmiye

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa kulan saacado badan qaatay wuxuu shalay Magaalada Hargaysa kula yeeshay Siyaasiyiinta Isbahaysiga Dimuquraadiyad doonka...

Somaliland: WADDANI & UCID oo sharci-daro ku tilmaamay xadhigga Ganacsade Cumar Caydiid iyo Xisbiga KULMIYE oo ka gaabsaday

Saddexda Xisbi ee dalka ayaa mowqifyo kala duwan ka istaagay qadiyadda xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Axmed, taasoo labada xisbi mucaarad si weyn u dhaleeceeyeen...