Tag: xisbiga kulmiye

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Midabada Marxaladda Qalafsan Ee Ay Somaliland Marayso Iyo Talada Hoggaamiyenimo Ee Looga Baahanyahay Madaxweyne Axmed-Siilaanyo

Shacabka Somaliland sannadkii 2010 waxay u kala safan jireen aragtiyo siyaasadeed, haddase waxa loo kala saftaa aragtiyo qabiil Xaaladda ay marayso Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ah...

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE oo Martiqaaday Wefti Madaxdhaqameed ka Socda Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa martiqaad u sameeyey wefti madax-dhaqameed ah oo ka socda dhulka dawlad-deegaanka Soomaalida...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Taageerayaal Cusub

Xisbul-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa maanta soo dhaweeyey Dalladaha SEMPO, HAYPO, TALO-WANAAG oo ay ku midoobeen dhallinyaro rag iyo dumarba leh...

Somaliland: “Markaan Somalilander Noqon Waayo Anigoo Intaas Oo Xil Qaranka U Soo Qabtay Waa Kuma Ninka Ahi…?”

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Carraale (Duur) oo xilligan ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa beeniyey Warar sheegaya inuu tegay...

Somaliland: Gudoomiye Cirro Oo Ku Eedeeyay Xildhibaanadii Ka Baxay UCID In Aanay Sharciga Waafaqsanayn

Gudoomiyaha xisbiga Waddani ahna gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xildhibaanno ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee...

Popular

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...

Ethiopian Military Leadership Arrives in Jigjiga for the 47th East Command Anniversary

Top brass of the Ethiopian National Defense Forces has...

Subscribe

spot_imgspot_img