Wednesday, April 24, 2019
Home Tags Xildhibaan Nacnac

Tag: Xildhibaan Nacnac

Deg Deg: Xildhibaan Nac_Nac Oo Hanjabad Culus U Diray Culimada Somaliland Iyo Maamulka Puntland + Muuqaal

Deg Deg: Xildhibaan Nac Nac Oo Hanjabad Culus U Diray Culimada Somaliland Iyo Maamulka Puntland + Muuqaal  

Nacnac Wuxuu Fariin U Diray Guulwadeyaasha Iyo Af-ku-Xoogleyaasha Inaan Boos Uga Banaanayn Muuse Biixi Agtiisa

“Wixii I garanayow ishayda waad aragtaan” Xildhibaan Nacnac Xildhibaan Maxamed Diiriye Nac nac oo Mudo dheer ka Mid ahaa Xisbiga KULMIYE w dib wuxuu maanta...

Somaliland: “Hotelka Marwada Wallahi Aniga Ayaa Dilaalay, Haddii Uu Xaaran Yahay Beri Hore Ayuu Dhamaan Lahaa” Xildhibaan Nac-nac

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland gaar ahaana xisbiga KULMIYE ayaa Marwada koowaad ee qaranka Marwo Aamina Waris Sheekh...

Somaliland: “Nacnacow, Marka Lagu Yidhaahdo Man Rabbuka? Siilaanyo, Man Nebiyuka? Siilaanyo Ha Odhanin”

Xidlhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee wakhtigan taageera Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa weedho kulul ku weeraray Xildhibaan...

Somaliland: “Heshiiska Dekada Berbera Qofkii Muwaadin ah ee Ansixin waayaa Halkaasi haka baxo”Xildhibaan Nacnac oo Sheegay in Heshiiska Berbera ay ansixin doonaan

Xildhibaan Nac Nac Oo Iftiimiyay Bisayl Badan Oo Ka Muuqda Ansixinta Heshiiska Wareejinta Dekeda Berbera Oo Golaha Horyaalla Xildhibaan Axmed Diiriye “Nac Nac” oo ka...

Somaliland: Xildhibaankii Labaad Ee Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Sheegay Inay Haboon Tahay In Doorashada Wakiillada La Soo Horraysiiyo Madaxweynaha Laba Sanno Loo Kordhiyo

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka tirsan mudanayaasha xisbiga KULMIYE ka tirsan ee golaha wakiilada ayaa sheegay inay haboon tahay in la soo qadimo...

Somaliland: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqo La’aan Haysata Dhalinyarada Somaliland Ee Sababtay Inay Badaha Isku Tuuraan

Xildhibaan Nac Na coo kamida mudanayaahsa golaha wakiilada Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay shaqo la’aan baahsan ee haysta...

Somaliland: Xildhibaan Nac-nac: Waa Sharci Waanan Soo Dhaweynayaa In KULMIYE Laga Saaray Shan Xubnood

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka tirsan Mudaneyaasha aqalka wakiiladda Somaliland, ayaa soo dhaweeyay  tallaabadii xisbiga KULMIYE lagaga saaray shan xubnood oo ka...

Somaliland: Xildhibaan Nacnac Oo Sheegay Inaanu Mar Dambe U Tartamayn Xildhibaanimadda Golaha Wakiilada

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland, kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa cadeeyay inaanu doorashada dambe ee golaha wakiilada...

Somaliland: “Madaxwaynaha Su’aal lama weydiin karo, Looma Baahna nin mucaarida (Xildhibaan )oo meelahaasi ka qayllinaya”

Xildhibaan Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mida mudaneyaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa digay in wax su’aala  la weydiiyo  madaxwaynaha marka uu beri khudbad sanadeedkiisa...

Latest Posts

MOST POPULAR