Saturday, October 16, 2021
Home Tags Xildhibaan kijaandha

Tag: xildhibaan kijaandha

Somaliland: “Wax Baa Inaga Khaldan, Dariiqan Aynu Hayno Ee Ictiraaf Raadintu Waa Madhalays, Waxba Kamay Soo Bixin Ee Dib Ha Loogu Noqdo”

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaanu saluug iyo walaac  ka...

Somaliland: Kijaandhe oo ku Dooday in Taageerada Xisbul-xaakimka Waxba iska Dhimin

Xildhibaan Axmed Cabdi-nuur (Kijaandhe), oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in aanay wax ba iska bedalin taageeradii uu xisbiga...

Somaliland: “Inkastoo Guddoomiyenimada Uu Cirro Beeshayda Siiyey Ay Saamayn Ku Yeellanayso Xisbiga KULMIYE, Haddana Waan Soo Dhawaynayaa”

“Inkastoo Guddoomiyenimada Uu Cirro Beeshayda Siiyey Ay Saamayn Ku Yeellanayso Xisbiga KULMIYE, Haddana Waan Soo Dhawaynayaa” Xil. Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe...

War DegDeg Ah: Xildhibaan Kinjaandhe Oo Shaaciyay Inuu Ka Baxay Garabkii Isbahaysiga KULMIYE

Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kinjaandhe oo ah gudoomiyaha arimaha dibada golaha wakiilada Somaliland oo kamid ahaa garabkii qaadacay doorashadii ka dhacday xisbiga KULMIYE lana...

Somaliland: Xildhibaan Kijaandhe Oo Hambalyo U Diray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Ingiriiska.

Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa dhambaal hambalyo ah u diray rasal wasaaraha cusub dalka Ingiriiska

Somaliland: Xildhibaan Kijaandhe Iyo Maxamed Bixii Yoonis Oo Aan Kasoo Qayb Galin Wada Hadalkii U Furmay Xisbiyada Mucaaradka Ah Iyo Garabka Isbahaysiga Kulmiye Iyo Sababta Ka Danbaysa

Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibadda somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo xildhibaan Kijaandhe oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland sidoo kalena ka tirsan siyaasiyiinta...

Somaliland: Xogo Tibaaxay Hogaanka KULMIYE Iyo Madaxtooyada Oo Qorshaynaya In Xil. Kijaandhe Lagu Bedalo Booska Waabeeye Ee Guddoomiye Xigeenka 2aad Ee KULMIYE

Kulankii Kijaandhe Qasriga Madaxtooyada Lagu Qaabiley Oo Bannaanka Soo Dhigay Qorshe Hogaanka KULMIYE Kaga Takhalusayo Ku Xigeenkooda Labaad Ee Isbahaysiga Ka Jira Inkasta oo ay...

Somaliland: Xildhibaan Kijaandhe Iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan-dheere Oo Ka Baydhay Isbahaysigii, Habeeen Horena Ka Dhex Hilaacay Madaxtooyada

Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere) oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad-doonka KULMIYE, ayaa si rasmi ah ...

MOST POPULAR