Sunday, March 24, 2019
Home Tags Xildhibaan Dheeg

Tag: Xildhibaan Dheeg

Somaliland: “Dawlad Xuduudaheedii Calamo Kale Ka Taagan Yihiin Oo Haddana Leh Dawlad Ayaanu Nahay Waa Somaliland” Xildhibaan Dheeg.

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin Dheeg oo mida ah xildhibaanada gollaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay dayacday magaalada Buuhoodle. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin Dheeg...

Somaliland: “Kuwa Somaliland Imanayaa Waa Khaatum, Kuwa Muqdisho Tagayaana Waa Khaatumo, Kuwa Leh Waanu Goosanay Ee Buuhoodle Xidhanayna Waa…….” Xildhibaan Dheeg

Buuhoodle Waxaa Dayacday Somaliland Ama Xukuumadda Joogta Ha Ahaato Ama Tii Ka Horeysay Ha Ahaato” Xildhibaan Dheeg Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin Dheeg kana mida xildhibaanada...

Somaliland: “Khaatumo Dad Reer Somaliland Ah, Somaliland Ayaa Wada-hadlaysa, Waana Dad Qawadsan Saamigga Xukuumadda” Xildhibaan Dheeg.

  Xildhibbaan Dheeg oo ka tirsan mudanayaasha gollaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay wada-hadalada u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo kooxda Khaatumo

Somaliland: “Waxa Aan Arkayaa In Muddada Loo Kordhiyay Madaxweynaha Aan Lagaga Soo Noqon Karin Abaarihii” Xildhibaan Dheeg

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin ayaa ka hadlay muddo-kordhintii gollaha guurtidu u samaysay xukuumadda Somaliland

Somaliland: Xildhibaan Dheeg Oo Sheegay Inaanay Maxkamaddu Wax Faro-galin Ah Ku Lahayn Muddo Kordhinta Iyo Arrimaha Doorashada, Kana Jawaabay Hadalkii Muuse Biixi

“In 28-ka March Ay Doorashadu Dhacdo Golaha Guurtida Ayaa Soo Jeediyey, Maxkmaduna Way Ansixisay Markaa Madaxwaynuhuna Maxkamad Ma Saarna, Muuse-na Ma Saarna…” Xildhibaan Maxamuud...

Somaliland: Xil. M. M. Dheeg Oo Shir-guddoonka Guurtida Ku Eedeeyey Cabudhin Iyo Hagardaamo Dheeri ah Oo Uu Mudaneyaasha Golaha Ku Hayo

“Beryahan dambe shir-guddoonkayagu wuxuu nala bartay oo nagu qasbaa inuu nagu gagabiyo in sidii golaha wakiilladu soo garteen lagu ansixiyo, dabadeedna marka uu cod...

Somaliland: Xildhibaan Dheeg ” U Diyaar Garooba Dagaalkii 77-kii” Oo Si Addag Ula Hadlay Dawladda Taagta Daran Ee Somaliya Iyo Urur Gobolleedka IGad

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg )” U Diyaar Garooba Dagaalkii 77-kii” Oo Si Addag Ula Hadlay Dawladda Taagta Daran Ee Somaliya Iyo Urur Gobolleedka...

Somaliland: Xildhibaan Dheeg Oo Bogaadiyey Go’aankii Lagu Joojiyey Bandhig-fanneedkii Fannaanadda Internet-ka

Hargeysa, 21 August, 2016-(Wargane) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ku...

Somaliland: Xildhibaan Dheeg Oo Ku Baaqay In Somaliland Ay Xoogga Saarto Sidii Ay Wadamadda Jaar Ah Ugu Qancin Lahayd Aqoonsi

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin ‘Dheeg” oo kamida xildhibaanada golaha guurtida Somaliland kana tirsan gudida arimha dibadda ee golaha ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan...

Somaliland: “Dad Aan Dhakhaatiir Ahayn Ayaa Dadka U Soo Gashanaya Shaadhkii Caafimaadka” Xildhibaan Dheeg.

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyay cisbitaalada gaarka loo leeyahay, kuwaasi oo...

Latest Posts

MOST POPULAR