Saturday, May 28, 2022
Home Tags Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde

Tag: Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde

Somaliland: Shirkii Golaha Dhexe Ee WADDANI Oo Hal Dheeri Lagu Daray Iyo Toddoba Qoddob Oo Lagu Ansixinayo Awooda Mansabka Xirsi Oo Guux Ka Dhex Abuurey

Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Firka Naxsan Mansab Ku Cusub Xayndaabka WADDANI Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Laba Daran Mid Dooro Soo Wajahdey Shirkii golaha dhexe Ee...

Somaliland: Daawo Xildhibaan Cabdi Qaadir Jirde Oo Sharaxay Qodoba Uu Ku Soo Kordhin Doono Xisbiga WADDANI.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee...

Somaliland: Mansabyada Xirsi Iyo Cabdiqaadir Jirde Oo Isku Cayn & Bayd Go’an, Maxamed Biixi Oo Afka Ciidda Loo Daray Iyo Reer Axmed Dhagax Oo Ogaaday In Booskoodii Nin Kale Laga Iibiyey

Guddoomiye Cirro Oo Booskii Guddoomiyaha Ka Dhigay Kildhi Laba Nin Madaxa Loo Wada Geliyey Iyo Reer Axmed-dhagax Oo Guddoomiyenimo Aan Madax-bannaanayn Loo Magacaabay Biixi-gii Jibadda...

Somaliland: Mus-Dambeedka Xisbiga WADDANI Oo Diiradda Ku Haya Siyaasigii Hanan Lahaa Kursiga Guddoomiyaha WADDANI Cirro Dabadii, Doorka Mansabkaasi Ee Shaxda Siyaasadeed Ee Mustaqbalka Iyo Siyaasiyiinta Illaa Hadda U Hanqal Taagaya

Ma Dhabbaa In Mus-dambeedka Xisbiga WADDANI Muddo Dheer Ishaa-falato Ugu Jireen Masuul Ay Beeshiisa Kula Gorgortamaan Teegaarada WADDDANI Isna U Caleemo Saaraan Mansabka Guddoomiye...

Somaliland: Guddoomiye Cirro Iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Kulan La Yeeshay Wefti Maraykanku Hargeysa U Soo Diray

Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo isna ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa khamiistii...

Somaliland: “Nimankii Dhaartay Ee Yidhi Doorashada Waanu Qabanaynaa, Maantana Tan Bay Keeneen. Yaa Damaanad Qaadaya Doorashada Madaxtooyada”

Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa ku baaqay in shacabka loo damaanad qaado inaan dib loo dhigayn doorashada madaxtooyada, waxaanu cambaareeyay qaabkii uu guddoomiye-xigeenka...

Somaliland: Xildh. Cabdiqadir Jirde Oo Ka Hadlay Hankiisa U Xisbiga Waddani Ka Qabo Talada Dalka Iyo Quwad Jabka Xisbi,,

Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Uu Sameeyey Madaxwayne Siilaayo,Wasiiro Magacaaba Wasiiro Kale,Dimuqraadiyadda Somaliland,Xaaladda Dalka,Iyo Hankiisa Xisbiga WADDANI Hargeysa(Wargane News)August.25,2016-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo kamid...

Somaliland: Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadley Isku Shaandheyti Dhawaan , Hanaanka Maamul Ee Madaxweyne Siilanyo Iyo Arimo Kale

Hargeysa (Wargane):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka mid ah masuulyiinta sar sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu   arimo door ah kaga hadley...

Somaliland: Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Codsaday In Golaha Looga Yeedho Xirsi, Maxamed Biixi Iyo Cali Xoor-Xoor Iyo Sababta Uu U Doonayo

Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa dood adag oo ku saabsan heshiiska dekeda berbera ee horyaala golaha wakiilada somaliland ka dhiibtay fadhigii ay shalay...

Somaliland: “Xukuummadu waxay golaha waydiisanaysaa Ruqsadii ay kusoo Gali lahayd Heshiiska Dp World, Goluhuna awoodaasi Ma leh”

“Xukuummadu waxay golaha waydiisanaysaa Ruqsadii ay kusoo Gali lahayd Heshiiska Dp World, Goluhuna awoodaasi Ma leh” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

MOST POPULAR