Tag: Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed
Somalia: Madaxweynayaashii hore ee dalka oo loo diiday inay ka dhoofaan Aadan Cadde
Wararka naga soo gaaray garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in la diiday in madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed...