Monday, January 20, 2020
Home Tags Xaalada Abaaraha Gobolada Bariga

Tag: Xaalada Abaaraha Gobolada Bariga

Somaliland: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Madaxtooyada Somaliland Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Maraykanka

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Madaxtooyada Somaliland Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Maraykanka Iyo Waxyaabaha Laga Wado Hadllo

Somaliland: Soo Noqoshada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xalada Dalka U Marayo Balse maxu La Soo Noq,,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo in muddo ah safar gaaban ugu maqnaa dalka Ingiriiska, ayaa la filayaa inuu maalinta Berri...

Somaliland: Abaarta Ka Jirta Somaliland Oo Halkii Ugu Darnayd Maraysa Iyo Nolosha Dadka Ay Xooluhu Ka Baxeen Oo Halis Ku Jirta.

Guud ahaan gobollada bari ee Jamhuuriyadda Somalilad, ayay abaartu faro ba’an ku haysaa xoolihiina ay ka baxeen dadkii reer miyiga ahaa ee ku noolaa...

Somaliland: Xildhibaan Bidhi oo Sheegay In Dadkii Abaartu Tabaaleysay soo galeen Burco

Xildhibaan Mubaarik  Yuusuf  Cilmi  Mubaarik   Bidhi oo ka mid ah Golaha    deegaanka   degmada   Burco ee gobolka Togdheer,  ayaa walaac ka muujiyay heerka ay marayso...

Somaliland: Shacabkii Abaartu Ka Dhamaysay Xoollaha Oo Isugu Soo Ururay Gobolka Togdheer Iyo Masuuliyiinta Guddiga Abaaraha Oo Indhaha Ka Qarsanaya.

Goobtani waa xarunta Maamulka gobolka Togdheer, dadkii abaaruhu caydheeyeen oo ay ka muuqato dayaca iyo diifta ay la tiicayaan ayaa qaarkood soo gaadheen gudaha...

Somaliland: Dawladda Imaaraadka Carabta oo 20 Ceel Biyood ka Hirgelinaysa Somaliland,

“Waxaanu Imaaraadka uga mahad-celinaynaa inay noqotay dawladda ugu horaysa ee ka jawaabtay baaqa Madaxweynaha ee gurmadka abaaraha” Waxa Jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhay wefti khuburro ah...

Somaliland: Xisbiga Mucaaridka ah ee ucid oo duqaymo siyaasadaysan la beegsaday Xisbiga Kulmiye Iyo Waddani

Xoghayaha arrimah bulshada ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID C/raxmaan Axmed Cali ayaa eedaymo kala duwan u soo jeediyey Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI,isagoo ku...

MOST POPULAR