Wednesday, June 19, 2019
Home Tags Wasiirka Arrimaha Gudaha

Tag: Wasiirka Arrimaha Gudaha

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kala Diray Guddidii Dacwadaha Dhulka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa Kala Diray Guddidii Dacwadaha Dhulka taas oo mudo xileedkeedu ahaa laba sanno islamarkaana noqotay mid mudo dhaaf ka badan...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo ka Hadlay Shaqaaqo Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Ceel Afwayn Oo Dhimasho Sababtay.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon), ayaa sheegay in ay xukuumaddu tallaabo adag ka qaadayso cid kasta oo jabisa go’aamadii ka...

Somaliland: “Badhasaabada iyo Maayirada Gobolladu Protocol ayay kala leeyihiin waana laba xubnood”Wasiir Faratoon

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi ayaa sheegay inuu waxqabad...

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabay,Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Diiwaangalinta Gobolka Sool

Hargeysa(Wargane)August.23,2016-Wasiirka cusub ee wasaarada arimha gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waraysi kooban oo uu siiyay wargeyska Geeska Africa waxa uu...

Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dareenkiisa La Xidhidha Xilka Loo Magacaabay

Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa ka hadlay xilka uu madaxweyne Siilaanyo u magacaabay. Wasiirka cusub ee arimaha...

Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay.

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xilka cusub ee loo magacaabay

Somaliland: Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Bacaha

wafti baladhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha JSL mudane Cali Maxamed Warancade ayaa saaka gaadhay deeganka dirirtu ku dhex martay deegaanka bacaha...

Somaliland: Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Fariin Adag U Direy Shirkadaha Korontada Bixiya Iyo Dawladaha Hoose Ee Somaliland

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa fariin u direy shirkadaha korontada bixiya ee gobolada dalka iyo waliba dawladaha hoose ee degmooyinka dalka...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

Somaliland: “Waxaan Leeyahay Maanta Waxaynu U Baahannahay In Aynu Isugu Abaalgudno Sidaynu U Kala Mujaahidsanahay”.- Wasiir Cali Waran-Cadde

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde oo ka mid ahaa wefti uu hoggaaminayey Guddoomiyaha KULMIYE oo kormeerayey hawlaha diiwaagelinta ee degmooyinka Laas-geel,...

Latest Posts

MOST POPULAR