Monday, January 27, 2020
Home Tags Wasaaradda Waxbarashadda JSL

Tag: Wasaaradda Waxbarashadda JSL

Somaliland: Gudoomiyaha Togdheer Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Oo Shahaado Qaaliya Ku Maamuusay Shirkadaha DAHABSHIIL GROUP.

Gudoomiyaha Togdheer Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Oo Shahaado Qaaliya Ku Maamuusay Shirkadaha DAHABSHIIL GROUP. Badhasaabka Gobolka Togdheer mudane Maxamed ibraahim Aadan Qabo iyo masuulyiinta...

Somaliland: Warbixin iftiimisay Horumarka Ay Wasaaradda Waxbarshada Iyo Tacliinta Sare Ku Tallaabsatay Muddooyinkan Danbe

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Soomaalilaan waxay markii ugu horreysay dib u habayn ballaadhan ay ku samaysay manhajkii waxbarashada ee dugsiyada hoose/dhexe iyo...

Somaliland: Xukumadda Oo Fariimo Digniin Ah U Dirtay Dugsiyada Waxbarashada Iyo Jaamacadaha Dalka

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa digniin adag u dirtey jaamacadaha iyo dugsiyada waxbarashada gaarka loo leeyahay ee aan raacin nidaamka u...

Somaliland: Xukuumadda oo si Adag uga Jawaabtay Qorshe Maamulka Muqdisho Ku Doonayo In Mustaqbalka La Mideeyo Imtixaannaadka Shahaadiga

Dawladda Somaliland, ayaa si adag uga jawaatay Hadal ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ahaa in Sannadka Dambe ee 2017-ka la mideynayo...

Somaliland: Wasiir ku Xigeenka Waxbarashadda Oo Kala Fur-furay Dabinno Soohan Oo Xafiiska Turkiga Ee Hargeysi Ku siyaasaddeynayo Arday reer Somaliland Ah Iyo Waalidiintooda

“Haddii Uu Dugsigani Iska Dhego Mariyo Digniintaas Oo Ay Dhacdo Arrintaasi Waxaa Aanu Wasaarad Ahaan Mar Labaad Ku Celinaynaa In Aanu Ka Fiirsan Doono...

Somaliland: Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Inay Albaabada u Xidhayso Jaamacado Buuxin Waayay Mustawaha Tacliinta

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare  ee Somaliland C/laahi Ibraahim Habaene (c/laahi-dheere), ayaa shaaca ka qaaday in ay bilaabayaan qorshe cusub oo wax lagaga...

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada iyo Jaamacadaha oo ka Wada Hadlay Bixinta Deeqo Waxbarasho

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa masuuliyiinta Jaamacadaha gaarka loo leeyahay ka dalbaday in ay la soo socodsiiyaan deeqaha waxbarasho...

Somaliland: Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Goor Dhaweyd Iscasilay

Prof. Geedoole oo goor dhaweyd la hadlay telefiishenka Star ayaa sheegay inuu gebi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ee...

Somaliland: Dugsiyadda Hoose/Dhexe Ee Hargeysa Oo Ardayda Ku Soo Rogay Lacagtii Laga Daayay

Macalimiinta dugsiyadda  hoose dhexe ee dawliga ah  ee caasimadda Hargeysa ayaa soo celiyay lacagtii  ardayda laga qaadi jiray, taasi oo burinaysa  siyaasadii xukuumadda Somaliland...

Somaliland: Kulan Debu eegis iyo Horumarin lagu Samaynayey Manaahijta Wax barashada Somaliland oo la soo Gabo Gabeeyey.

Intii uu kulanku socday waxa la qoray Manhajka Dugsiyada Hoose dhexe, Kuwa sarena waa la horumariyey. Wasiirka Wasaarad Waxbarashada Ayaa Soo gaba-gabeeyay Dib eegis iyo...

MOST POPULAR